Iran oo Xukun adag ku riday Anousheh Ashouri oo lagu eedeeyay Dambi culus

Dowlada Iran ayaa xukun adag oo xabsi ah iyo ganaax lacageed ku riday haweeney u dhalaay dalkaasi idoo kale heesata dhalashada dalka Britain oo lagu helay in ay u jaasuuseesay Sirdoonka Isra’il. Anousheh Ashouri ayaa lagu xukumay 10-sano oo xabsi ah iyo in uu bixiso ganaax lacageed oo gaaraya $36,600, haweeneydan ayaana lagu helay in ay … Continue reading Iran oo Xukun adag ku riday Anousheh Ashouri oo lagu eedeeyay Dambi culus